C/wali Gaas oo Madaxda dowlad goboleedyada iskugu yeeray shir deg deg ah (Akhriso)

Madaxda golaha iskaashiga dowlad Goboleedyada Somalia ayaa shir ku yeelanaya magaalada Kismaayo, iyadoo uu shirkaasi isugu yeeray guddoomiyaha golahaasi oo ah Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas). Qoraal kasoo baxay Madaxweynaha Puntland oo guddoomiya golahaasi ayaa la isugu yeeray madaxda Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada shir ay 3-ka bisha Septembar ka dhici doona magaalada Kismaayo Madaxweynaha … Continue reading C/wali Gaas oo Madaxda dowlad goboleedyada iskugu yeeray shir deg deg ah (Akhriso)